Mid ka mid ah caqabadaha waaweyn ee waalidiinta ka haysata dugsiyada Qur’aanka waa in ilmuhu aanay si dhakhso ah ugu gudbin marka uu barto jusaska hoose ee Qur’aanka. Mararka qaar, caruurtu waxay ka niyad jabaan markii dib loo celiyo, taasoo saamayn nafsiyan ah ku yeelata iyaga iyo waalidiintooda. Waalidiin badan ayaa dareema in carruurtoodu aanay helin hab waxtar leh oo ay Qur’aanka ugu dhammaystiraan muddo gaaban oo macquul ah, taas oo keenta cadaadis iyo welwel joogto ah.
Laakiin, waxaa jira xal –